• Who We Are
    • Vision & Mission
    • Board of Directors
    • Our Offices
    • Partners
    • Financial Report
    • Audit Report
  • Projects
    • Emergency Response
    • Orphan Care
    • Healthcare
    • Water
    • Youth Employment Initiative
  • Blog
  • Contact
  • Orphan Care
  • Financial Report
  • Water Projects
  • Videos

IFTAR PROJECT MOGADISHU 2015

  • Home
  • Banadir Region
  • IFTAR PROJECT MOGADISHU 2015
HARO oo soo Gunaanaday Mashruucii Afurinta Bixiseyna Sakaatul Fidriga
July 25, 2015
HARO Distributed Funds to Orphans
September 14, 2015
Published by harousa2020 on September 4, 2015
Categories
  • Banadir Region
  • Iftar Project
Tags

Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa Sakaatul Fidri ah ka Qaybisay Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmooyinka Wadajir iyo Hodan; waxaana Sakaatul Fidrigan loo Qaybiyay Qoysas Dan-yar ah iyo kuwo dhibaateysan, iyadoo Gargaarkaan uu ka koobnaa Bur, iyo Bariis.
Sakada Hay’adu Qaybisay ayaa waxaa soo ururiyay Walaalaha Muslimiinta ah ee ku nool Waqooyiga Ameerika; iyagoo ugu talp-galay in la siiyo dadka ku danta yar ee ku dhibaateysan Muqdisho, iyadoo intii ay socotay qaybinta Deeqdaas ay Goob-joog ka ahaayeen Mas’uuliyiin ka tirsan xafiiska HARO ee Soomaaliya iyo Xubno ka yimid dalka Mareykanka.

Tan iyo markii ay dhalatay bisha Ramadaan Hay’ada HARO waxay ku howllanayd mash-ruuca ay ugu magac-dartay Afurinta dadka aan heli karin waxay ku afuraan kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar.

Ugu dambeyn, Dadkii ka faaideystey Sakaatul Fidriga iyo Afurintii Ramadaanka ayaa u mahadceliyay Hayadda HARO iyo Muslimiinta Waqooyiga Ameerika, iyagoo codsaday inay mar kasta gargaarkan la garab-taagnaadaan.

Share
0
harousa2020
harousa2020

Related posts

May 11, 2019

Mogadishu Ramadan Iftar 🌙


Read more
June 26, 2018

HARO 2018 Zakatul Al-Fitr


Read more
June 26, 2018

HARO Eid clothes for over 200 Orphans in Somalia


Read more

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Humanitarian African Relief Organization (Haro) is a nonprofit organization located in the United States. We are dedicated to providing urgent humanitarian relief and long-term solutions to systemic problems throughout the Horn of Africa.

Location

3355 Hiawatha Ave
Suite# 205
Minneapolis, MN 55406

© 2026 HARO. All Rights Reserved.