Emergency Relief

December 16, 2011

HARO & WAMY took coordinated action to feed refugees in Kaluun camp in Muqdisho (images)

While the humanitarian aid efforts are under way after the horrific droughts and instabilities, Humanitarian African Relief Organization (HARO) and World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) […]
December 15, 2011

Hay’adda Samafalka ee HARO oo soo Bandhigtay Waxqabadkeeda iyo Gargaarkii Abaaraha Gobalada Somalia..(VIDEO + SAWIRO).

    Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa Video ku Saabsan Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Releif Organization (HARO) oo saldhigooda ama xaruntooda ay tahay Sandiego,California Mareykanka oo […]
October 17, 2011

HARO oo Deeq gaarsiisay Qoysas ku Dhaqan Degmadda Jamaame

Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa waxay Deeq gaarsiisay Qoysasa ku dhaqan Degmadda Jamaame oo ka Gobolka Jubbadda Hoose waxaa Deeqdaan ka Faaiideystey Qoysas gaaraya […]
September 15, 2011

HARO oo Deeq Gargaar Gaarsiisey barakacayaasha abaaraha

Waxaa weli si xawli leh uga socda Muqdisho gargaarka la gaarsiinayo dadka ay saameeyeen abaaraha ku dhintay Koonfurta dalka Soomaaliya. Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) […]
July 21, 2011

Dadaalka Abaaraha

July 21, 2011

HARO oo deeq lacageed qaybisay

Ururka Samafalka ee Humanitarian African Relief organization marka magaciisa lasoo gaabiyana loo yaqaano HARO oo kamida ururada soomaaliyeed ee mutadawiciinta ah ee kajira cariga maraykanka ayaa […]
July 21, 2011

Deeq la gaarsiiyay Qoysas ku jirra Xeryaha Barakacayaasha Magaalada Beledweyn

Xerrada lagu magacaabo Alla Aamin oo ku taala duleedka Xaafadaha Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne waxaa ay ka mid tahay Xeryaha ay ku jiraan Qoysaska ugu badan […]
July 21, 2011

Uruka samafalka Haro oo deeq dhar ah u qaybiyey dadka barakacayaasha ah ee ku nool Garoowe(Daawomasawirada)

Garoowe:-Ururka samafalka oo magaciisa loo soo gaabiyo Haro ayaa maanta mucaawimo isugu jirtay dhar iyo kabo  u qaybiyey dadka barakacayasha ah ee ku nool Magaalada Garoowe ee Caasimada […]
July 21, 2011

Hey’adda Haro oo Deeq dhar ah gaarsiisay dadka tabaalaysan ee ku dhaqan M. Garoowe

Hey’adda  Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (Haro) ayaa macaawino dhar ah ka qeybiyay Xerada Qaxootiga ee Kaam Riig ee Magaalada Garoowe oo ay dagan yihiin […]